passer by
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
passer by
/paasar baay/ (n) dhabbe-haye (qof dariiqa iska maraya).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pass by
/paas-baay/ (v) dhaafid (ka gudbid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
passer
passer, v. - marid; meel inta laga tago; meel kale la tago.
mourir - dhimasho.
durer peu - wax yar ama muddo yar socda.
laisser passer - dayn; faraha ka qaadid; indha ka xidhasho.
passer par de rudes épreuves - dhibaatooda; waqti adag mara; nolol adag ku noolaada.
passer sur - saamixid; cafis; u dambi dhaafid.
passer un vêtement - dhar xidhasho; labisasho.
passer un contrat - heshiis galid.
employer - u isticmaala waqtigissa firaaqada ah aqrin
passer un examen - imtixaan marid; imtixaan laga qaado.
passer une envie - raali galin.
passer par le fil de l'épée - seef ku dilid.
passer par les armes - toogasho; qof la dilayo; xabad ku dhufasho.
passer le temps. - madadaalis; waqtiga la isku gudbiyo.
se passer - wax dhacay.
se passe avoir lieu - wax dhacay.
se passer s'abstenir - iska celin; iska xaaraamayn; ka amuusid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
pàssero
s.m. - daynhilato.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
passerelle
passerelle, n.f. - kaabad yar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assert
/assert/asserts, asserting, asserted; (v) 1. caddayn ama carabka ku adkayn (si cad u sheegid) 2. qof awooddiisa dadka tusa ama soo bandhiga awooddiisa (isticmaala) 3. ku adkaysasho, ama caddaysasho fikrad, xuquuq iwm. e.g. She asserted that she was innocent.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
assert
/assert/ (v) eddaayow (sy feyly wal ling eddaayi).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
assert
v.tr., (affirm) dhabay; he asserts his history with such a boldness that everyone believes it, sheekadiisii siduu u dhabaynayaa, dadki oo dhami or dhan baa rumaystay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
casser
casser, V. - jabin; kala jabin
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Lasser
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
lasser
lasser, V. - Daalid; Tacbaanid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
masser
masser, V. - Duugid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panser
panser, v. - dhayid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pastry
/peystri/ (n) 1. cajiin (bur la cajimay) 2. bur la dubo oo doolshe camal ah (bur, caano, sonkor iyo biyo laga sameeyo oo fidsan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pauser
pauser, v. - nasasho gaaban.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pisser
pisser, v. - (si edeb darro ah) kaadidid laysku kaadiyo; kaadi qoyso.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sasser
sasser, v. - kala saarid; shaqshaqid
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tasser
tasser, V. - yarayn inta la isku riixo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pass up
/paas ap/ (v) gefid (haleeli waayid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
passare
v.intr. - marid, gudbid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
passeur
passeur, n.m. - qofka doonta wada ee dadka wabiga ka gudbiya; si dhuumaal ah dadka u gudbiya (aboolo); kontarabaandiste.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
pessary
(n) instrument placed in the vagina to support the uterus or rectum or as a device to prevent pregnancy.
qalab siilka la geliyo si taageero u siiyo makaanka ama malawedka ama uur u celiyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
asperity
/aaspariti/ (n) xanaaq badni.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assembly
/assembali/assemblies; (n) 1. kulan weyn ama isku ururid. e.g. The Assembly of African-American People in Canada. 2. gole ama guddi loo xilsaaray hawl gaar ah sida sharci dejinta. e.g. The United Nations General Assembly. 3. isku xirxirid ama isku duwid. e.g. the assembly of the parts of an automobile.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Assembly
Madal
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
assembly
/assembli/ (n) kulung.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
assembly
n., urur, -ki, kulan, -ki, shir, -ki, guuto, -adi; assembly of men, raxan, -ti; assembly for prayer, jamaaco, -ha; have an assembly, shira, soo shira; go to the assembly, shirka tag.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
easterly
/iisterli/ (adj) dhanka bariga, jihada bari.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
casserole
casserole, n.f. - Digsi dheg la qabto (sida maqlida) iyo Fur leh oo suugada lagu sameeyo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pander to
/paandar tu/ (v) fasahaadin (wax fasahaad keenaya u sahlid ama siin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pass away
/paas-awey/ (v) xijaabasho (dhimasho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
passement
passement, n.m. - aflaabka; tarashka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
passenger
/paasanjar/ (n) rakaab (dadka gaadiidka la socda)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
passenger
n., rakaab, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
passeport
passeport, n.m. - dhaafiye; baasaboor.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
posterity
/posterati/ (n) durriyad, waraso
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
posterity
n., qolo, -adi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
passe-droit
passe-droit, n.m. - ixsaan aan caadi ahayn oo qof loo galo.